Ciidamada gaarka ah ee PSF oo fashiliyay qaraxyo miino (Daawo Sawirada)

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee maamulka Puntland ayaa ku guuleestay in ay fashiliyaan qaraxyo miino oo lagu aasay qeybo kamid ah magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Howlgal ay ciidamada loo yaqaan PSF ka sameeyeen magaalada Boosaaso ayey kusoo saareen labo qarax miino oo lagu aasay qeybo kamid ah Boosaaso, waxa ayna ciidamada … Continue reading Ciidamada gaarka ah ee PSF oo fashiliyay qaraxyo miino (Daawo Sawirada)